X
This website uses cookies.  By continuing to use this site, you agree to our use of cookies. Find out more here.
DUULMEDIA
CONTACT

ABOUT

http://www.maxamed-mooge
Boqorkii codka Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan. Alla ha u naxariistee waxa uu ahaa nin ay taariikhdu qortay. Wuxuu ahaa ragii u soo kifaaxay gobonimada JSL halgan dheerna u soo maray madaxbanaanida dalkiisa hooyo. Mj. Maxamed Mooge wuxuu ku dhashay Magaalada Hargaysa kuna kacaamay yaraantyiisii.

Screen name:
DUULMEDIA
Member since:
Jun 04 2011
Active over 1 month ago
Level of commitment:
Just for Fun
Years playing music:
15

Influences

http://www.maxamed-mooge
Maxamed Mooge liibaan ilaahay naxariistii jano ha ka warraabiyo isaga iyo intii naftooda uhurtay xornimada umadda soomaaliyeed (aamiin).Maxamad mooge waxa uu ku dhashay magaalada Hargeisa ee waqooyiga soomaaliya maantana ah caasimada jamhuuriyada Somaliland sanadku markuu ahaa 1945kii.

MUSIC